Jubbaland oo ku eedeysay dowlada federaalka ah ee soomaaliya siyaasadaynta mashaariicdii maamulka
Madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa si adag u dhaliilay Hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya xilli uu ka hadlayay furitaanka Shirweynaha Maalgashiga Jubbaland. Madaxweynaha Jubbaland ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka inay joojisay xaquuqdii ay lahayd Jubbaland, isagoo sheegay in ay siyaasadeysay mashaariicda iyo howlaha la xiriira kaabayaasha dhaqaalaha, taasoo, sida uu sheegay, wiiqaysa…