Shiinaha oo taageeraya horumarinta Isbitaalka Banaadir
Waxaa isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banadir soo booqday wafdi balaaran oo ka socday safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Safiirka Dowladda China u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu. Wafdiga waxaa si diiran u soo dhaweeyay Dr. Mohamed Bulaale, wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka, iyo Dr. Fartun Sharif Mohamed, agaasimaha guud ee isbitaalka, oo…