Wasiirka Isgaarsiinta Soomaalia oo daahfuray shir muhiim ah
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda XFS Mudane Xildhibaan 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧 (𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈) ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka fulinta Howlgalka Mashruuca EA-RDIP, oo markii ugu horreysay lagu qabtay gudaha Soomaaliya, kaddib go’aanka Wasiirka ee haa in shirarka mashruuca lagu qabto gudaha dalka halka markii hore dibadda looga qaban jiray. Shirkan oo socon doona…