Wasiiru Dowlaha Caafimaadka oo Ka Qeyb Gashay Shir Caalami ah oo Looga Hadlayay Daawooyinka Xanuunnada Aan Faafin
Muqdisho – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Drs. Maryama Maxamed Xuseen, ayaa ka qeyb gashay shir heer caalami ah oo lagu gorfeeyay sidii kor loogu qaadi lahaa helitaanka daawooyin tayo leh oo waxtar u leh la tacaalidda xanuunnada aan faafin (Non-Communicable Diseases – NCDs). Shirkan, oo lagu qabtay gudaha dalka aan la…