Madaxweyne Xassan Sheekh oo la sheegay Inuu Fashilmay
Muqdisho – qaar kamida xubnaha musharaxiinta Somaliya ayaa markale eed kulul u jeediyey dowladda uu hogaamiyo madaxweyne xassan sheikh, iyagoo sheegay in xassan u uku guul dareestay hanaanka hogaaminta dalka. Suldaan Cabdi Qorane, oo kamid ah musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa si kulul uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku wajahayo, waxaana uu si…