Madaxweynaha Jubbaland oo Booqasho Siyaasadeed Ku Tagay Magaalada Garoowe

Garowe – Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ay maanta booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaaladaasi. Booqashadan ayaa si weyn isha loogu haya, iyadoo la filayo in uu kulan siyaasadeed la yeesho Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Socdaalkan Madaxweynaha Jubbaland…

Read More

Midowga Afrika oo Qorsheynaya Howlgal Cusub oo Nabad Ilaalin ah oo Soomaaliya Ka Bilaabanaya 2025

Muqdisho – Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgal cusub oo nabad ilaalin ah oo lagu magacaabo AUSSOM (AU Support and Stabilisation Mission in Somalia) uu si rasmi ah uga hawlgalo Soomaaliya bisha Luulyo 2025, isagoo beddelaya howlgalka ATMIS oo muddo xileedkiisii ku ekaa 1-dii Janaayo 2025. Howlgalka AUSSOM ayaa noqon doona wajiga saddexaad ee dadaallada…

Read More

Ciidamada Qaranka iyo Xoogagga Difaaca Deegaanka oo Guulo Ka Gaadhay Howlgallo Ka Socda Gobolka Hiiraan

Hiiraan – Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed oo garabsanaya kuwa xaq u dirirka dadka deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa maanta howlgal ballaaran ka fuliyay dhulka howdka ah ee u dhexeeya deegaanada Mabaax iyo Ceelhareeri, halkaas oo dagaal culus ay saakay ku jebiyeen kooxda Khawaarijta. Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalka ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ciidamada huwanta ay dileen…

Read More

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Kulan la Qaatay Wafdi ka Socday UNICEF

Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Howlgalka Xafiiska Hey’adda UNICEF ee Soomaaliya, Mudane Mads Oyen. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta adeegyada caafimaadka guud ee Gobolka Banaadir, xoojinta adeegyada nafaqeynta carruurta, ballaarinta xarumaha keydka talaalka,…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo Madaxtooyada ku Qaabilay Madaxa Guddiga Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxa Guddiga Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika (UNECA), Mudane Claver Gatete, oo booqasho rasmi ah ku yimid dalka, si uu uga qeybgalo daahfurka rasmiga ah ee Shirka Hiigsiga Qarni-jirka 2060. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay Mudane Claver Gatete booqashadiisa iyo…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Siyaasadeed

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay hoggaanka ururrada siyaasadeed ee is-diiwaangeliyay, kuwaas oo door muhiim ah ku leh geeddi-socodka dimoqraadiyadda iyo dib-u-dhiska nidaamka xisbiyada dalka. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga Dowladda iyo ururrada siyaasadeed, dar-dargelinta hirgelinta doorashooyin ku saleysan nidaamka qof iyo cod,…

Read More

Mas’uul Ka Tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo Lagu Dilay Degmada Dayniile

Muqdisho – Kooxo hubeysan ayaa xalay fiidkii toogasho qorsheysan ku dileen mas’uul ka tirsanaa dowladda hoose ee gobolka Banaadir, xilli uu ku sugnaa xaafadda Cali Boolay ee degmada Dayniile, magaalada Muqdisho. Mas’uulka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdalla Sheekh Ibraahin Maxamuud (Jiisoow), wuxuuna ahaa Agaasimaha Dalxiiska ee degmada Dayniile. Sida ay wararku sheegayaan, kooxdii…

Read More

Mareykanka oo Taageeray Dadaalka Itoobiya ee Raadinta Marin Badeed Nabadeed iyo Diblomaasiyadeed

Addis Ababa – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa sheegtay in Dowladda Mareykanka ay si buuxda u taageertay dadaalka ay Itoobiya ugu jirto in ay hesho marin badeed, iyadoo adeegsaneysa waddooyin nabadeed iyo diblomaasiyadeed, sida uu shaaciyay Safiirka Mareykanka ee Itoobiya, Ervin Massinga. Safiir Massinga, oo wareysi siiyay wakaaladda wararka Itoobiya (ENA), ayaa sheegay in Mareykanku uu…

Read More

Dadweynaha Garoowe oo Taageero Weyn u Muujiyay Guusha Ciidamada Difaaca Puntland ee Dagaalka Daacish

Garoowe – Kumannaan kamid ah shacabka magaalada Garoowe, caasimadda Puntland, ayaa xalay si ballaaran ugu banaanbaxay fagaaraha weyn ee jidka 30-ka, iyaga oo muujinayay taageero buuxda oo ay u hayaan guusha ciidamada difaaca Puntland kasoo hooyeen hawlgalka ka dhanka ah kooxda Daacish. Isu soo baxa oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin sare oo ka tirsan…

Read More

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland: “Soomaaliya Mar Kale Way Ku Ceeboowday Khariirad BBC Baahisay”

Hargeysa – Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa si adag uga hadlay khilaaf ka dhashay khariirad ay baahisay hay’adda BBC, taas oo aan Somaliland kaga muuqan sida qayb ka mid ah Soomaaliya. Afhayeenka ayaa sheegay in arrintani ay mar kale ceeb ku tahay dowladda Soomaaliya oo si joogto ah uga falcelisa muuqaallo iyo…

Read More