Goormee soo gabagabeeynayaa sahminta shidaalka ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay kama dambeys in lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya ee uu haatan wado dalka Turkiga bisha April ee sanadkaan 2025, si loo ogaado goobta rasmiga ah ee shidaalka laga qodayo. Cabdulqaadir Maxamed ayaa sidoo kale tilmaamay in hadda ay soconayaan dadaallo badan,…