19000 oo qoys oo ku barakacay dagaalad ka socda Puntland
Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku dhawaaqday in 19,000 oo qoys ay ku barakaceen howlgallada ka dhanka ah Kooxaha Daacsh eek a socda buuraleyda Gobolka Bari halkaasoo ay ciidamada Puntland kala wareegeen fariisimo badan oo ay kooxuhu ku lahaayeen deegaamadaa. Shir jaraa’id oo ay qabteen wasiirro katirsan Puntland ayaa waxay baaq u direen hay’adaha…