Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay gabdho aqoon yahano ah
Maxamuud Macalin Cabdulle, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo ay wehliso Agaasimaha Guud ee Hey’adda Luul Axmed Galwo ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay gabdhaha aqoonyahanka ah ee ka shaqeeya cilmi-baarista iyo daraasaadka la xariira arrimaha maareynta musiibooyinka. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka ay gabdhaha aqoonyahanka ah ka qaadan karaan yareynta khataraha musiibooyinka, dadaallada…