Madaxweyne Xassan Sheekh oo kormeeer ku tagay Wasaarada Gaashaandhiga
Dr Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuummadda Federaalka ah ee Soomaaliya, halkaas oo uu kulammo kula yeeshay taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Nabad Sugidda. Kulammada ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgallada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee al-Shabaab iyo sidii looga cirib tiri lahaa…