Thirteen of Puntland security forces killed in landmine explosion

Reports confirmed that At least 13 Puntland soldiers were killed and more than seven others injured in a landmine explosion in the Habley locality of northeastern Somali region of Bari in the state administration today 21 January 2025.  The explosion struck an army vehicle transporting Puntland forces engaged in a counter-terrorism operation against ISIS militants…

Read More

Ciro oo Magacaabay Guddiga Nabada Somaliland

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 21/01/2025 uu wareegto Madaxweyne ku aasaasey  Guddida Nabadda Jamhuuriyada Somaliland Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan :- 𝐗𝐞𝐞𝐫 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐞 𝐋𝐫 𝟎𝟏/𝟎𝟏𝟐𝟎𝟐𝟓. 𝐀𝐚𝐚𝐬-𝐚𝐚𝐬𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲: Qodobada 90aad iyo 113aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda   Somaliland; 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲 : Qodobka 63(3)…

Read More

Is rasaaseyn laga soo warinayo magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Geddo ee maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaasi manta, 21 January 2025 ay ka dhacday is rasaaseyn taasoo u dhexeysa ciidamada Magaalada dhexdooda. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in dagaalkaani uu ka dhashay xiisad maalmihii ugu danbeysay ka taagneyd masuul garoonka dhawaan loo magacaabay taasoo uu…

Read More

Soomaaliya: Wasiirka amniga gudaha oo qaabilay dhigiisa Finland

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi Ay Hogaaminayso Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Finland, Ms. Mari Rantanen, oo booqasho rasmi ah ku timid Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Finland,…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Xukuummadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo daah furay miisaaniyad sanadeedka 2025ta

Kadib munaasabad kooban oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka. Munaasibadda daahfurka Miisaaniyadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin kala tirsan dhammaan hey’adaha Dowladda, ururada bulshada oo ka kooban Aqoonyahano, Culimo iyo Waxgarad. Intii ay…

Read More

Puntland oo dagaalyahano Daacish ah ku dishay howlgal saakay aroortii dhacay

War qoraal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada amaanka ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay dileen dhowr dagaalyahan oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Daacish oo ay ku jiraan ajaanib ka dib markay Ciidamada ammaanka Puntland weerar qorsheysan ku qaadeen dhor fariisimo oo ay leeyihiin Daachista kuwaasoo ku yaalay Buuraha Caalmiskaad…

Read More

Madaxweynaha HirShabelle oo Jowhar tababar ugu soo xiray 300 oo daraawiishta Dowlad Goboleedka HirShabelle ah

Ka dib xaflad lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka HirShabelle maanta, 19 January 2025, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u soo xiray tababar muddo dheer u socday dufcadii 2-aad ee Daraawiishta Hirshabeelle kuwaas oo qeyb ka noqonaya Booliiska Hirshabeelle. Munaasabadda tababarka lagusoo gabogabeynayey waxaa goobjoog ahaa Wasiirka…

Read More