Taliyaha Booliska Soomaaliya oo Safiirka UK kala hadlay dagaalka argagixisada

Shirka intiisi ugu badneeyd waxaa diirada lagu saaray arrimaha amaanka iyo la dagaalanka argagixisada iyo sida ay Dowladda Uk ubixin lahayd taageero dheeraad ah oo ku saabsan inay gacan ka gaysato tayeeynta ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Taliye Asad Diyaano ayaa Dawladda Ingiriiska uga mahadceliyay taageerada ay Dowladda UK ay siiso Ciidanka Booliiska, waxaana uu ugu baaqay…

Read More

Ilhaan Cumar oo ka hadashay duqeyn diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen gobolka Bari

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa soo dhaweysay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha dalkaas Donald Trump ee ah inuu amray duqeynta cirka ee lagu beegsaday hoggaanka sare ee Daacishta Soomaaliya. War qoraal ah oo ay Xalay soo dhigtay barteeda X ayay ku sheegtay iney rajeyneyso in laga guuleysto kooxdaha…

Read More

Trump oo shaaciyay in ay beegsan doonaan oo Leyn doonaan Kooxda Daacish ee ku sugan Soomaaliya

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa shaaca ka qaaday inuu amray duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday xubno sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan Soomaaliya. Trump ayaa sheegay in weerarka lagu beegsaday xubno argagixiso ah oo ku dhuumaaleysanayay godod, kuwaas oo halis ku ahaa Mareykanka iyo xulafadiisa. Trump oo fariin soo dhigay barta…

Read More

Somali security forces thwart explosive plot in Harardhere town

Reports confirmed that Somalia’s federal government security forces arrested an al-Shabab suspect in central Somali town of Harardhere in Galmudug regional state administration after he was caught carrying thermos flasks filled with explosive devices. The suspect, identified as Abukar Iley, was detained during a routine security inspection. Authorities say the explosive-filled flasks were intended for…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Agaasime goboleedka UNHCR

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallim Fiqi, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasime goboleedka Bariga iyo Geeska Afrika iyo Harooyinka waa weyn ee Hay’adda Qaramada Midoobey ee Qaxootiga (UNHCR), Mamadou Dian Balde. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga, si…

Read More

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo la dar daarmay ciidamo tababar loogu soo xiray Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaarinayey cutubyo ka tirsan Ciidanka Kummaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in looga fadhiyo sidii ay cadowga uga difaaci lahaayeen xudduudaha dalka ee cir, dhul iyo bad intuba. Intii ay socotay Munaasabadda dhaarta ayaa ciidanku waxa ay soo bandhigeen…

Read More

Mareykanka oo Daacishta Soomaaliya ku duqeeyay Gobolka Bari

War saxaafadeed ay soo saareen Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa waxay ku sheegeen in ay duqeyn ay ka geysteen Soomaaliya, gaar ahaana ay la beegsadeen xubno ka tirsan Daacishta ku dhuumaaleysanaysa buuraleyda Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland. War saxaafadeedka AFRICOM ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ay duqeyntan la beegsadeen…

Read More

Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aano wax ku ool ah soo saaray

Madaxweynaha Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenku  ayaa maanta fadhi aan caadi aheyn iskugu yeedhay Xubanaha Golaha Wasiirada, si uu xog warran guud uga siiyo Safarkii Shaqo ee uu dhawaan Madaxweynuhu ku tagay dalka Imaraadka Carabta. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn Golaha Wsiirrada u sheegay in waftigiisu ay kala hadleen…

Read More

Cali Jeyte oo sheegay inay dileen al-Shabab badan oo ay ajaanib ku jiraan

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidamada deegaanka Cali Jeyte Cusmaan ayaa kka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Khawaarijta looga xoreeyey deegaanno muhiim ah oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Cali Jeyte warbaahinta furimaha dagaalka ugu waramay ayaa sheegay in ciidamada xoogga dalka, nabad sugidda Qaranka, ciidamada Hiil Walaal iyo xoogagga dadweynaha oo iskaashanaya…

Read More

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay oo Muqdisho ku kulmay

Ka dib booqasho uu Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay ku tagay guriga Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xussen Rooble manta 1 Febraayo 2025, labada mas’uul ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay guriga Raysal wasaaraha. Labada mas’uul ayaa salaan kadib iska  xog-wareystay marxaladda guud ee dalka iyo arrimaha muhiimka u ah horumarka dalka, gaar…

Read More