
Eritrea, Masar iyo Soomaaliya oo Qahira ku kulmaya bari
Dowladda Masar ayaa maalinta Sabtida ee berri martigelin doonta wada-hadallo saddex-geesood ah oo dhexmaraya Soomaaliya, Eritrea, iyo Masar si loo xoojiyo iskaashiga amniga iyo xiriirka gobolka Geeska Afrika, sida ay sheegeen warbaahinta Masar. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Dr. Badr Abdelatty, ayaa shir-guddoomin doona kulanka ay ka qeyb-geli doonaan wasiirrada dhigiisa ah ee Soomaaliya, Axmed…