Cali Guudlaawe oo Mashruuc Daryeelka Bulshada Nugul ka furay Jowhar
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Gudlaawe) oo ay wehliyaan Wasiirrada shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Dowladda Soomaaliya iyo Hirshabeelle Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan iyo Cabdifataax Xasan Faarax ayaa daah-furay mashruuca daryeelka bulshada nugul qeybtiisa 2-aad. Mashruucan ayaa loogu talogalay carruurta yar yar iyo hooyada uurka leh waxana uu ka hirgeli doonaa guud ahaan…