Puntland oo dagaalyahano Daacish ah ku dishay howlgal saakay aroortii dhacay
War qoraal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada amaanka ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay dileen dhowr dagaalyahan oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Daacish oo ay ku jiraan ajaanib ka dib markay Ciidamada ammaanka Puntland weerar qorsheysan ku qaadeen dhor fariisimo oo ay leeyihiin Daachista kuwaasoo ku yaalay Buuraha Caalmiskaad…