Taliyaha ciidanka Booliiska oo shirguddoomiyey kulan looga hadlayo la dagaalanka Al-Shabab
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Akadamiyadda Jeneraal Kaahiye ku shir gudoomiyey kulan looga hadlayey dardargelinta Dagaalka ka dhanka ah Khawaariijta iyo Xoojinta ammaanka guud ee Dalka . Waxaa kulanka Warbixino ku saabsan guud ahaan Ammaanka Gobolada Dalka kasoo…