Guddoomiyaha golaha shacabka oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee BFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo oo ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Ugu horeyn Habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux) ayaa kulanka ku dhaariyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee dhowaan la magacabay. Intaasi ka…