DP World oo bilawday khad badeed isku xiraya Dekadaha Jabal Cali iyo Berbera
Shirkadda Caalamiga ah ee Dekedaha ee DP World, ayaa ku dhawaaqday bilawga Khad Badeed dhinaca maraakiibta ah oo si toos ah isugu xidhaya Dekedda Jabal Cali ee dalka Imaaraadka Carabta iyo Dekedda Berbera ee maamulka Somaliland. War-saxaafadeed ay soo saartay Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraadka ee DP World, ayaa adeeggan cusub ee xamuulka badeecadaha, ku…