Hantidhowraha Guud ee qaranka oo ka qeybgalay shir lagu qabtay magaalada Madrid
Madrid – Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay shir heer caalami ah oo lagu qabtay magaalada Madrid ee dalka Spain, kaas oo loogu magac daray “Hindisaha Xirfadda Hal-abuurka Sare” (Mastery Initiative). Kulankan oo socday muddo laba toddobaad ah ayaa waxaa si wadajir ah u martigeliyay Xafiiska Hantidhowrka Guud…