Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo ku bogaadiyay Ciidamada xoogga guulaha ay ka gaareen dagaalka al-Shabaab
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa si weyn ugu ammaanay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed guusha weyn ee ay ka gaareen dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta, kadib howlgal qorsheysan oo ka dhacay Tuulada Burujeed ee duleedka deegaanka Daynuunay ee Gobolka Baay. Wasiir Jibriil ayaa sheegay…