Safiirka Soomaaliya ee dalka shiinaha oo Ka Qayb gashay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Luqadda Shiinaha

Beijing – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa ka qayb gashay xafladda Maalinta Caalamiga ah ee Luqadda Shiinaha, oo si heer sare ah loogu qabtay Jaamacadda Caalamiga ah ee Luqadaha Shisheeye ee Beijing (BFSU). Munaasabaddan ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay masuuliyiin sare oo caalami ah, kuwaas oo uu…

Read More

Soomaaliya: Xamarweyne,Boondheere iyo Shibis oo saakay looga dareeray diiwaangelinta codbixiyaasha 

Muqdisho – Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Xamarweyne, Boondheere iyo Shibis ayaa maanta si rasmi ah looga bilaabay diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada golaha deegaanka ee la filayo in ay dhacdo bisha Juun ee sanadkan 2025. Boqolaal qof oo ku dhaqan degmooyinkan ayaa si weyn isugu soo baxay xarumaha isdiiwaangelinta, iyagoo safaf dhaadheer u galay sidii ay…

Read More

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo safar shaqo ku jooga Nairobi ayaa la kulmay madaxda Bangiga Aduunka

Nayroobi – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, oo safar shaqo ku jooga magaalada Nayroobi ee dalka Kenya, ayaa kulan la qaatay madaxda Bangiga Adduunka ee Soomaaliya. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta, kordhinta iyo ballaarinta Mashruuca Nagaad (SURP II) iyo mashaariicda kale ee dib…

Read More

Mudavadi denies claims Kenya supports Sudan’s RSF

Kenya’s Prime Cabinet Secretary Musalia Mudavadi has firmly denied claims that the country is supporting Sudan’s Rapid Support Forces (RSF) in the ongoing conflict against the Sudanese Armed Forces, asserting that Nairobi remains committed to peaceful mediation. In an interview with the BBC on Tuesday, Mudavadi underscored Kenya’s neutral stance, stating, “Kenya is a centre…

Read More

Türkiye, Somalia ties gained strategic dimension: Minister

The expanding scope of cooperation between Türkiye and Somalia has significantly strengthened bilateral relations, according to Somalia’s Foreign Minister Ali Mohamed Omar, who also praised Ankara’s active role in mediating regional challenges. Speaking to Daily Sabah, Minister Omar emphasized that the relationship between the two nations has evolved into a strategic partnership, particularly through collaboration…

Read More

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo Yeeshay Kulankiisa Todobaadlaha

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulankiisa todobaadlaha ah, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horeyn Guddoomiye…

Read More

Wasiirka Amniga Gudaha oo Nairobi kulan muhiim ah kula qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Kenya

Nairobi – Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya kula yeeshay kulan muhiim ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowladda Kenya, Mudane Onesimus Kipchumba Murkomen. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga iyo nabadgelyada, iyadoo la iska xogwaraystay xaaladda…

Read More

Hantidhowraha Guud ee qaranka oo ka qeybgalay shir lagu qabtay magaalada Madrid

Madrid – Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abukaate Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qeybgalay shir heer caalami ah oo lagu qabtay magaalada Madrid ee dalka Spain, kaas oo loogu magac daray “Hindisaha Xirfadda Hal-abuurka Sare” (Mastery Initiative). Kulankan oo socday muddo laba toddobaad ah ayaa waxaa si wadajir ah u martigeliyay Xafiiska Hantidhowrka Guud…

Read More

War-Murtiyeed ayaa laga soo saaray Shirweynaha la-dagaalanka al-Shabaab oo Muqdisho ka socday

Muqdisho – War-murtiyeed rasmi ah ayaa laga soo saaray Shirweynaha ballaaran ee la-dagaalanka Khawaarijta, kaas oo muddooyinkii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay in ka badan 700 oo ergay, kuwaas oo ka kala yimid qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, una matalayay ururrada bulshada, culimada, haweenka, dhallinyarada,…

Read More