
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Sagootin Maamuus ah u Sameeyay Maamulihii Bangiga Adduunka ee Soomaaliya
Muqdisho – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda, ayaa xalay kulan sagootin iyo maamuus ah u sameeyay Mrs. Kristina Svensson, oo shantii sano ee la soo dhaafay ahayd Maamulaha Bangiga Adduunka ee xafiiska Soomaaliya, iyadoo muddadii shaqadeeda ay ku egyahay dhammaadka bishan. Mrs. Kristina Svensson,…