Soomaaliya iyo Azerbaijan oo Kala Saxeexday Heshiis Iskaashi oo Ku Saabsan Horumarinta Beeraha

Baku, Azerbaijan – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbaijan ku saxiixay heshiis is afgarad (MoU) oo ku saleysan wada shaqeyn ballaaran oo dhinaca beeraha ah. Heshiiska ayaa uu la saxiixday Wasiirka Beeraha ee Azerbaijan, Mudane Majnun Mammadov. Is-afgaradkan ayaa xooga saaraya…

Read More

Somaliland oo Daahfurtay Mashruuc $100 Milyan ah oo Lagu Horumarinayo Wax-soo-saarka Beeraha

Hargeysa – Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday mashruuc ballaaran oo dhanka wax-soo-saarka beeraha ah, kaasi oo ku kacaya $100 milyan, waxaana maalgelinaya shirkadda African Food Security oo laga leeyahay dalka Maraykanka. Mashruucan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay xukuumadda Somaliland ugu jirto xoojinta wax-soo-saarka gudaha, si looga jawaabo baahiyaha sii kordhaya ee…

Read More

Qaramada Midoobay oo Raadinaysa $41.6 Milyan si loo Buuxiyo Miisaaniyadda Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay u baahan tahay $41.6 milyan oo dheeraad ah si loo daboolo baahida dhaqaale ee harsan ee Howlgalka Taageerada Xasiloonida Soomaaliya ee Midowga Afrika (AUSSOM), sida ku cad warbixin uu soo saaray Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay. Miisaaniyadda la cusboonaysiiyay ee howlgalka AUSSOM ayaa lagu qiyaasay $166.5 milyan, taasoo si…

Read More

Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka oo Tababbar u furay Guddi-hoosaadyada Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda

Muqdisho – Guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda, Mudane Xasan Abshirow Maxamed, ayaa si rasmi ah u furay wajiga labaad ee tababbarka guddi-hoosaadyada Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda ee la xiriira hirgelinta Siyaasadda Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka Dowladda. Munaasabadda daahfurka tababbarka oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu xoojiyay doorka muhiimka ah ee guddi-hoosaadyadu…

Read More

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya oo La Kulmay Madaxa UNDP si Looga Wada Hadlo Sugidda Amniga Doorashooyinka

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Mr. Lionel Laurens, iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan xafiiskiisa. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada shaqeynta u dhexeysa Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Hay’adda UNDP, gaar ahaan arrimaha la xiriira…

Read More

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Yemen ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Dowladda Yemen u fadhiya Soomaaliya, Mudane Fadel Cali Axmed Al-Xanak, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee dhinacyada bulshada iyo xuquuqul insaanka. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray…

Read More

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Degdegga ah ee Roobabka Muqdisho

Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 11-ka May 2025 si rasmi ah u magacaabay Guddiga Gurmadka Degdegga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir, si ay wax uga qabtaan saameynta iyo khasaaraha ka dhashay roobabkii mahiigaanka ahaa ee ka da’ay caasimadda. Magacaabista guddigan ayaa…

Read More

DF iyo maamulka SSC-Khaatumo oo iska kaashanaya ka shaqeynta arrimaha amniga

Muqdisho – Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa hadimo-sharafeed soo dhaweyn ah u sameeyay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo, Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdhiye), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Muqdisho. Kulanka, oo ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa ahaa mid si heer…

Read More

Maxay ka wadahadleen wasiirka arrimaha dibada iyo safiirka Shiinaha ee Soomaaliya?

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray kor u qaadidda iskaashiga dhinacyada horumarinta,…

Read More

Duqa Muqdisho Oo Ka Warbixiyay Saameynta Roobabka Iyo Tallaabooyinka La Qaadayo

Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa maanta si rasmi ah warbaahinta ugu faahfaahiyay xaaladda degdegga ah ee ka dhalatay roobabkii mahiigaanka ahaa ee ka da’ay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda, kuwaas oo sababay daadad xooggan iyo burbur hantiyadeed. Guddoomiye Amiir ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu qaaday…

Read More