Wasiirka Gaashaandhiga Rwanda oo Muqdisho soo gaaray

Muqdisho: Muqdisho: Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Rwanda mudane Marizamunda Juvenal Wasiirka gaashaandhigga Rwanda ayaa ka qeybgalaya Kalfadhiga 35-aad ee wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka ku bahoobay Ciidamada heeganka Afrikada Bari (EASF), oo ay martigelinayso Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read More

Soomaaliya: Hay’adda socdaalka oo soo bandhigtay warbixin ku saabsan waxqabadka 2025

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay warbixin sanadeedka Waxqabadka ee Sannadka 2025, iyadoo hal-ku-dheggu yahay (Secure Borders, Safe Somalia) sugidda amniga xuduudaha iyo Ilaalinta dadkeenna. Warbixintan ayaa muujinaysa horumar ballaaran oo Hay’addu ka gaartay sugidda amniga xuduudaha dalka, casriyeynta adeegyada socdaalka, iyo hirgelinta isbeddel dhijitaal ah…

Read More

Shir u Dhaxeeyay Dowlada iyo Hogaanka Maamul Goboleedyada Qaar oo is Faham la’aan ku Soo Dhamaaday

MUQDISHO: Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Dowlada Somalia iyo hogamiyayaasha Maamul Goboleedyada kala ah Gal-mudug,Koofur-galbeed,Hirshabelle iyo Waqooyi bari Somalia. Wararka horu dhaca ah ee laga helaayo kulankaasi ayaa sheegaya inay is mari waayeen labada dhinac islamarkaana la isku qabtay in isla maanta la isla garto musharixiinta Madaxweynaha ee maamulka Goboleedyada  ku matali doona…

Read More

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo ka Shiaya Waqti Kordhinta Hawlgalka Midowga Afrika

waxa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay gaar ah ka yeelan doono sidii waqti loogu dari lahaa howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM oo waqti ahaan ku 31ka December 2025. Howlgalkaan ayaa wajahaya dhibaatooyin dhinaca dhaqaalaha ah kaddib markii maalgalinta dalalkii bixin jiray ay joojiyeen halka qaar kale ay hoos…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar

Muqdisho: Wasiirka Wasaaradda  Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Salaax Keshtah, iyadoo uu kulanka goobjoog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage. Wasiirka iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal,…

Read More

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay arimaha digitaalka iyo ICTga

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda JFS, Mudane Ahmed Diri, ayaa magaalada Doha kulan kula yeeshay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qatar, Mohammed bin Ali Al Mannai, xilli uu socdo MWC Doha 2025. Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar, gaar ahaan dhanka dijitaleynta adeegyada dowladda, hormarinta kaabayaasha ICT-ga, iyo amniyeynta seybarka….

Read More

Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Jubbaland oo xariga ka jaray xarunta dhexe ee hey’ada nabadsugida Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ammaan iyo bogaadin u jeediyey dadaalka naf-hurnimo leh ee ay wadaan hay’adda Nabadsugida iyo sirdoo ka Jubbaland JISA kuwaas oo ka shaqeynaya xoojinta amniga, horumarinta hay’adaha dowliga ah, iyo dhismaha awood dowladnimo oo waarta. Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga mahadceliyey shaqada adag iyo hufnaanta uu…

Read More