Midowga Afrika oo Qorsheynaya Howlgal Cusub oo Nabad Ilaalin ah oo Soomaaliya Ka Bilaabanaya 2025
Muqdisho – Midowga Afrika ayaa qorsheynaya in howlgal cusub oo nabad ilaalin ah oo lagu magacaabo AUSSOM (AU Support and Stabilisation Mission in Somalia) uu si rasmi ah uga hawlgalo Soomaaliya bisha Luulyo 2025, isagoo beddelaya howlgalka ATMIS oo muddo xileedkiisii ku ekaa 1-dii Janaayo 2025. Howlgalka AUSSOM ayaa noqon doona wajiga saddexaad ee dadaallada…