Somaliland oo xirtay ajaanib si sharci daro ah u dhoofsanaayay duurjoog
Ciidamada ilaalada Xeebaha ee Maamulka Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay ajaanib iyo Soomaali si sharci daro ah uga dhoofsanaayay ugaarta duurjoogta ah xeebaha maamulkaasi Ajanibtaan oo ahaa laba nin oo ka soo jeeday dalalka carabta iyo Somali caawinayay ayaa lagu qabtay iyagoo doon ku wata xayawaanka Haramcadka xili ay rabeen inay la baxsadaan. Sarkaal…