Shir Muhiim ah oo u Dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo IMF oo Ka Furmay Nairobi
Nairobi – Waxaa maanta oo Isniin ah magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ka furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Hay’adaha Maaliyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF), kaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo sidii loo heli lahaa maalgelin lagu horumarinayo ilaha wax-soo-saarka dalka. Shirka oo socon doona…