Guddoomiyaha SoDMA oo Nairobi ka Daahfuray Kulan Sare oo Lagu Dardar-gelinayo Xogta Barakaca iyo Isbeddelka Cimilada

Nairobi – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa magaalada Nairobi si rasmi ah uga daahfuray kulan muhiim ah oo lagu falanqeynayo horumarinta nidaamka xog-ururinta iyo ka jawaabista musiibooyinka, gaar ahaan kuwa la xiriira barakaca iyo isbeddelka cimilada. Kulanka oo ay ka qeybgalayaan khubaro heer sare ah, sameeyayaal siyaasadeed, maamulka sare…

Read More

Booliska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay Koox dilal iyo dhac ka geystay magaalada Muqdisho

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdifitaax Aadan oo maanta shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Koox dambiilayaal ah oo horey maxkamado u xukuntay balse heshiis Bulsho lagu sii daayay ay dib u bilaabeen falal amaanka liddi ku ah sida dilka iyo boobka shacabka Soomaaliyeed. Afhayeenka waxa uu tilmaamay in dhacdooyinka noocaasi oo kale…

Read More

Madax Hore iyo Siyaasiyiin Mucaarad ah oo War-saxaafadeed Walaac Leh Kasoo Saaray Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka

Muqdisho – Qaar ka mid ah madaxda hore ee dalka iyo siyaasiyiin mucaarad ah oo si wadajir ah u saaray war-saxaafadeed rasmi ah ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee ka taagan dalka, iyagoo si gaar ah farta ugu fiiqay doorka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee la sheegay inuu ka leexday hoggaamintii…

Read More

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Kenya uga qaybgalaya shirka IATA

Nairobi, Kenya – Wafdi heer sare ah oo ka socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, una hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Mudane Maxamed Faarax Nuux, una wehlinayo Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Mudane Axmed Macallin Xasan, ayaa ka qeyb galay shir heer caalami ah oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya….

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga oo si Rasmi ah u Soo Xiray Tababar Lagu Xoojinayo Istaraatiijiyadda Warbaahineed ee Difaaca Qaranka

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehelinayeen Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa si rasmi ah uga soo xiray xarunta warbaahinta ee wasaaradda tababar socday muddo saddex maalmood ah oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Tababarkan oo ay ka faa’iideysteen in ka badan…

Read More

Wasaaradda arrimaha dibadda oo Muqdisho ku soo gabangabaysay wadatashi ku aadan bad-qabka deegaanka

Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iyadoo kaashanaysa Ururka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC), waxay maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay shir muhiim ah oo socday muddo labo maalmood ah, kaasi oo lagu lafa-guray istaraatiijiyadda gobolka ee ku saabsan Biotechnology, Biosafety iyo Biosecurity. Shirkan oo la-tashi ah…

Read More

Wasiirka maaliyadda oo Nairobi uga qaybgalay bandhigga warbixin maaliyadeedka Soomaaliya

Nairobi, Kenya – Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo xubnaha Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda (FGC) ayaa maanta ka qeyb galay bandhig rasmi ah oo lagu soo bandhigayay Warbixinta Sanadeedka 2024 ee Horumarka Maaliyadda Soomaaliya, taasoo lagu qabtay xarunta Bangiga Adduunka ee magaalada Nairobi. Bandhiggaan ayaa waxaa soo diyaariyay Guddiga FGC oo…

Read More

How to Rebuild Somalia, a Nation Perpetually Adrift

To many Americans, Somalia is a distant place—often recalled in headlines about piracy, famine, or Black Hawk Down. But behind the clichés is a nation whose sovereignty is eroding in plain sight. Somalia today stands at a crossroads, beset by failures both imposed and internal. It is losing control of its airspace, its land, its borders, and, most critically,…

Read More

US Conduct air strikes against ISIS bases in northeastern Somali region

In a coordinated air operation aimed at dismantling a faction of the terrorist group ISIS, U.S. Africa Command (AFRICOM), in partnership with the Federal Government of Somalia, conducted an airstrike within Somalia targeting militant activities. The strike occurred approximately 70 kilometers southeast of Bosaso, in the Bari region of Puntland State, Somalia. As the operation…

Read More

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Koonfur Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyeen Deegaanno Hoostaga Baydhabo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 8-aad qeybta 60-aad oo garab ka helaya ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ka fuliyeen deegaano hoostaga magaalada Baydhabo. Ciidamada is kaashanaya ayaa howlgalka si gaar ah uga fuliyay tuulooyinka kala ah Kuraaw rooge iyo Dhanbalka oo hoostaga deegaanka Deynuunay ee gobolka…

Read More