Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Buurhakabo
Buurhakabo – sida ay sheegayaan wararka waaberigii hore ee arbacada saaka ah ayaa dagaal yahanada Al-Shabaab waxa ay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ku qaadeen xero ciidan oo ay leeyihiin ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed, taasoo ku taalla duleedka degmada Buurhakabo ee gobolka Baay. Wararka ayaa intaa ku darayo in dagaalka oo socday in ka badan…