Sheekh Shariif oo markale diginin u diray Madaxweyne Xasan Sheekh
Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore e Soomaaliya oo hadda kamida xubnaha mucaaradka ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu digniin culus u direy madaxda sare ee Dowlada Faderaalka Somalia marka la eego cabashada dadweynaha ee dhanka dhulalka. SHARIIF-696×464Shariif wuxuu uga digay Madaxda sare inaysan iska indha-tirrin dareenka bulshada ee maalin kasta cabasahadiooda muujinaya xili maanta Degmada…