Muqdisho: Raysal Wasaare Xamse oo Furay in ka badan 50 wado oo xirnaa

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay qorshaha dib loogu furayo waddooyinka xiran ee caasimadda, oo gaaraya 52 waddo, kuwaas oo 15-kii sano ee la soo dhaafay u xirnaa sababo amni. Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay qorshaha furitaanka waddooyinka caasimadda in uu ku yimid isbeddel iyo horumar muuqda oo laga…

Read More

Wararkii ugu Danbeeyay Qaraxii Muqdisho

War rasmi ah oo ay baahisay Warbaahinta Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in maanta abaaro 4:40 galabnimo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ay weerar naf-hurnimo ah ku qaadeen xarunta Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, taas oo ka mid ah xarumaha ay maamusho Hay’adda NISA. Sida lagu sheegay warka dowladda, kooxdii weerarka qaaday ayaa adeegsaday gaari…

Read More

wadooyinkii xirnaa ee magaalada muqdisho oo dowladda ay dib u furtay

Muqdisho-Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u furtay qaar ka mid ah waddooyinka magaaladda Muqdisho oo qaarkood 15 sano u xirnaayeen sababo amni. Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan guddoomiyaha gobolka Banaadir, wasiirka amniga iyo taliyeyaasha NISA iyo Booliska ayaa furay 52 wado oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha caasimada….

Read More

Gaari dad shacab ah ay saarnaayeen oo lagu rasaaseeyey deegaan ka tirsan gobolka Mudug

MUQDISHO – sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya galbeedka gobolka Mudug waxaa deegaanka Jeecboor, ka dhacay fal lagu rasaaseeyey gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo marayey. Wararka hordhaca ah ee laga helayo goobta ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof oo saarnaa gaarigaasi ay dhaawacyo kala duwan soo gaareen, kadib markii maleeshiyaad aan heebtooda la garanayn…

Read More

Dil Qisaas ah oo lagu fuliyay nin hore ganacsade ugu dilay Gaalkacyo

Boosaaso: Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta ku fulisay dil toogasho Deeq Cabdul Cawil oo 15 Febraayo 2024 magaalada Gaalkacyo ku dilay ganacsade Axmed Tahliil Xaaji Aadan. Qisaasta oo ay fushadeen dadkii xaqa u lahaa ayaa ka dhacday duleedka magaalada Boosaaso, waxaana goobjoog ahaa guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ciidanka qalabka sida…

Read More