Raysal Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Baaydhabo
Wafdi heer sare ah oo uu hogaaminaayo Raysal Wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliyeed Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee magaalada madaxda ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed maanta, 19 December 2024. Madaxweynaha dowlada goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasis Xassan Maxamed (Laftagareen] oo ay wehliyaan madax ka tirsan maamulkiisa ayaa…