Puntland oo burburisay talisyadii Daacishta Bari

Ciidamada difaaca maamulka Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Calmiskaad ayaa gebi ahaanba baabi’iyay ilaa shan talis oo argagixisada Daacish lee yihiin. Qoraal kooban oo ka soo baxay hawlgalka la-dagaallanka argagixisada ee Puntland ayaa lagu xaqiijiyay warka ku saabsan burburinta goobihii gabbaadka u ahaa kooxaha Daacish ee buuraleyda Calmiskaad. Hawlgalka la-dagaallanka argagixisada ee…

Read More

Somali cabinet ministers approve national penal code amendments

Somalia’s cabinet ministers held their weekly meeting in Mogadishu;s presidential palace of Villa Somalia and approved amendments on the national penal code, the federal government ministry of justice and constitution tabled the initiative. Prime Minister Hamse Abdi Barre chaired the meeting.  During the meeting, the Cabinet also ratified the National Policy on the Establishment of…

Read More

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay arimaha amaanka iyo ciidanka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa la kulmay dhigiisa dalkaas Abdul Majeed Saqr. Labada Wasiir ayaa ka wadahadlay sii adkeynta iskaashiga dhanka ciidanka iyo amaanka ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar, Masuuliyiinta ayaa sidoo kale ka wadahadlay howlgalka cusub ee Midowga Afrika…

Read More

Wasiirka Arimaha Dibada iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya oo gaaray Kampala

Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamza Haadow, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay Kampala, Uganda, iyadoo ay ku soo dhoweysay Danjiraha Soomaaliya ee Uganda, Fardowso Kanyare. Wafdiga Soomaaliya ayaa ka qeybgalaya Shir Madaxeedka Gaar ah ee Midowga Afrika ee…

Read More

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo Ganacsatada la kulmay

Mohamed Ahmed Amiir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa kulan gaar ah la qaatay qaar kamid ah Ganacsatada suuqyada Magaalada Muqdisho oo maalmahii lasoo dhaafay dalbanayay sixidda nidaamka qaadista canshuuraha. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure iyo Agaasimaha Guud ee Dakhliga Wasaaradda…

Read More

Kuuriyada Waqooyi oo riday gantaal xili Xoghaye Blinken uu booqanayey..

Kuuriyada Waqooyi ayaa Isniinta maanta ah ridday gantaal xilli xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken uu booqanayo Kuuriyada Koonfureed, isagoo ka digay in Pyongyang ay si dhow ugala shaqeyneyso Ruushka teknoolajiyada casriga ah ee hawada sare. Booqashada Blinken ayaa timid iyadoo dambi baarayaasha ay isku dayayeen inay xiraan madaxweynaha muxaafadka ah ee Yoon Suk-yeol,…

Read More