
Soomaaliya oo beenisay inay Itoobiya u ogolaatay marin bioodka badda cas
Dowladda Soomaaliya ayaa been aan sal iyo raad toona lahayn ku tilmaantay warbixinada baraha bulshada iyo warbaahinta qaar baahiyeen beenisayna in ay Itoobiya u ogolaatay marin biyoodka badda cas. Wasiirka arrimaha dibedda xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo qoraal kooban oo afka Ingiriiska ku qoran soo dhigay bartiisa X-ka, oo horey loo oranjiray Twitter, ayaa ku nuux nuuxsaday…