Regional security forces halted clashes between two rival militants in central Somali town of Galkayo

Mudug Regional forces from Puntland and Galmudug have disjointed two armed militias that exchanged gunfire in Galkayo’s Garsoor neighbourhood, located in the capital of the Mudug region on Saturday night. The clash said resulted in casualties, but the exact figures remained unconfirmed. Traditional leaders in Puntland have called for peace, urging the warring Lelkase and…

Read More

Puntland oo dagaalyahano Daacish ah ku dishay howlgal saakay aroortii dhacay

War qoraal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada amaanka ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay dileen dhowr dagaalyahan oo ka tirsan kooxda argagixisada ah ee Daacish oo ay ku jiraan ajaanib ka dib markay Ciidamada ammaanka Puntland weerar qorsheysan ku qaadeen dhor fariisimo oo ay leeyihiin Daachista kuwaasoo ku yaalay Buuraha Caalmiskaad…

Read More

Madaxweynaha HirShabelle oo Jowhar tababar ugu soo xiray 300 oo daraawiishta Dowlad Goboleedka HirShabelle ah

Ka dib xaflad lagu qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka HirShabelle maanta, 19 January 2025, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta u soo xiray tababar muddo dheer u socday dufcadii 2-aad ee Daraawiishta Hirshabeelle kuwaas oo qeyb ka noqonaya Booliiska Hirshabeelle. Munaasabadda tababarka lagusoo gabogabeynayey waxaa goobjoog ahaa Wasiirka…

Read More

Madaxweyne Xassan Sheekh oo kormeeer ku tagay Wasaarada Gaashaandhiga

Dr Xasan Sheekh Maxamuud  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuummadda Federaalka ah ee Soomaaliya, halkaas oo uu kulammo kula yeeshay taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Nabad Sugidda. Kulammada ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlgallada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee al-Shabaab iyo sidii looga cirib tiri lahaa…

Read More

Somalia’s Foreign Affairs State Minister meets AU Special Representative  

Ali Mohamed Omar alias Ali Bal’ad, Somalia’s federal government foreign affairs and international cooperation state minister held meeting with Ambassador Mohamed El-Amine Souef, Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of AUSSOM, at the Ministry’s headquarters. The discussions focused on the African Union Mission in Somalia (AUSSOM)…

Read More

Soomaaliya: Xildhibaan ku baaqay Kacdoon Shacab oo looga soo horjeedo dowladda

Maxamed Cali Cumar “Cananuug” oo ka mid ah Baarlamanka Soomaaliya ayaa dhaliil xoogan u Jedaiyaay nidaamka Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud uu wax ku maamulayo, isagoo baaq dheerna u diray Shacabka, gaar ahaan dhalinyaradda. “Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa laga rabaa inay ku deysadaan kuwa Kenya oo ku qasbay xukuummadii dalkaas in la rido,” ayuu yiri Xildhibaan Caananuug….

Read More

Madaxweeynaha Jubbaland oo Nairobi u ambabaxay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Kismaayo oo ay diyaarad gaar ah ka qaaday waxaana uu ku wajahan yahay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Waa safarkiisi ugu horeeyay tan iyo markii Axmed Madoobe markale loo doortay Madaxweynaha Jubaland uu safar dibadda ah aadayo. Wararka aynu heleeyno ayaa…

Read More

Munaasabad lagu taagerayo doorashooyin qof iyo ah oo muqdisho lagu qabtay

Muqdisho-(SONNA)-Munaasabad lagu taagerayo doorashooyin qof iyo cod ah oo uu soo qaban qaabiyay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga XFS mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa lagu qabtay magaalada Muqdhigo. Munaasabaddan ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka mid ah labada gole ee dowladda, maamulka gobolka Banaadir , ururrada bulshada iyo boqolaal shacab ah oo taageersan in ay dalka…

Read More

Raysal Wasaare Xamse oo dhagax dhigay dhismaha xarun cusub uu yeelanaayo garsoorka dalka

Xamse Cabdi Barre, Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa Muqdisho ka dhagax dhigay xarun cusub oo uu yeelan doono garsoorka dalka. Raysal Wasaaraha, ayaa sheegay in hirgelinta dhismahan uu wax weyn ka tari doono horumarinta adeegga ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan hey’addaha garsoorka dalka, taas oo ah tallaabo weyn oo loo qaadday wax…

Read More