Muqdisho oo aan maalintii labaad qaad la keenin
Sida laga soo xigtay ganacsatada qaadka iibisa iyo kuwa soo dejiyaba manta oo ay taariikhdu tahay 9 Febaraayo 2025, wax qaadka ah lama kenin magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Arinta ayaa waxaa walaac ka muujiyay dadka ka ganacsada oo nolol maalmeedkooda ka raadsada iibinta qaadka. Waxaana ay Ganacsatada miisleyda qaadka ay Shabelle u sheegen in…