Golaha Ammaanka oo walaac weyn ka muujiyay hubka sharci darrada ah ee Soomaaliya uga imaanaya Yemen
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay hubka sharci darrada ah ee ka imaanaya dalka Yemen si loo soo geliyo Soomaaliya, taasoo jabinaysa cunaqabateynta hubka ee saaran Al-shabaab. Xayiraaddan ayaa qayb ka ah dadaallada ballaaran ee caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu xakameeyo dhaq-dhaqaaqyada kooxda xagjirka ah, oo ah isha ugu weyn…