NISA oo Burburisay Buundo Macmal ah oo Al-shabaab Adeegsan Jireen
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaysa saaxiibada caalamka ayaa burburiyay Buundo macmal aheyd oo ay adeegsan jireen kooxda Al-shabaab oo ku taala gobolka Shabeellaha Dhexe. Buundadaaan macmalka aheyd ee la burburiyay ayaa kooxda Al-shabaab kasoo gudbin jirtay gaadiidka iyo dagaalamayaasheeda, buundadan ayaa ku tiilay deegaanka Aw-baalle ee Gobolka Shabeelada Dhexe ee…