Somalia takes over leadership of East African Standby Forces

Somalia has assumed the leadership of the regional East African Standby Force, taking over from Rwanda. Somalia’s Defence Minister Abdulkardir Nur received the flag of the EASF from his Rwandan counterpart Juvenal Marizamunda, during the 33rd Annual Policy-Making Conference of the EASF Heads of State held in Kigali, Rwanda. This is the first time Somalia…

Read More

Soomaaliya: Wasiirka Amniga Gudaha oo kala hadlay bulshada gobolka Gedo hirgeelinta doorasho qof iyo cod ah

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ku sugan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa kulamo la qaatay odayaasha dhaqanka, dhallinyarada iyo ururrada haweenka waxaana kulamadaas diiradda lagu saaray sidii bulshada rayidka ah ay uga qeyb qaadan lahayd hirgelinta iyo taageeridda doorashada qof iyo codka ah…

Read More

Taliyaha Ciidanka Dhulka militariga Soomaaliya oo la kulmay Wafdi ka socday Midowga Yurub

Sareeye guuto Sahal Cabdullahi Cumar, Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula la qaatay Wafdi ka socdo Midowga Yurub oo booqasho ku yimid Dalka maanta, 20 December 2024. Taliyaha ayaa ugu horeyn wafdiga uga mahadceliyay booqashada ay Dalka ku so gaareen sheeygana inuu  arko inay mid muhiim ah tahay….

Read More

Madaxweyne Cirro oo la kulmay golahiisa wasiirada

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa yeeshay fadhigoodii labaad, kaas oo uu shir-guddoomiyay madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehlinayo madaxweyne ku-xigeenkiisa. Shirkan oo kusoo aaday xilli xasaasi ah ayaa waxa uu madaxweyne Cirro kula wadaagay golihiisa wasiirrada in isaga iyo ku xigeenkiisaba loo dhaariyey in ay difaacaan Somaliland, dadka iyo diintaba, ayna taas ka duulayaan….

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay wasiirka arimaha dibada ee Tanzania

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta, 20 December 2024, xafiiskiisa xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibidda ee Dalkaasi Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo oo safar shaqo ku soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Wasiirka ka guddoomay dhambaal iyo salaan uu ka siday, Madaxweynaha dalka…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Aljeeriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Aljeeriya Mudane Kamel Badari maanta, 20 December 2024, wafdigan oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalda Muqdisho, caasimadda Soomaaliya. Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka guddoomay Mr Kamel Badari, wasiirka tacliinta saree e dalkaa aan…

Read More