Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Barnaamijka Siyaasadda Gaadiidka ee Afrika (SSATP)
Tallaabadan ayaa ah mid muujinaysa sida Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federalka Soomaaliya ay uga go’an tahay in ay casriyeyso Tiknology-yadda Gaadiidkeeda, Duulista Rayidka iyo xoojinta Ganacsiga Gobolka. Maalin-nimadii Shalay, ayaa Magaalada Cotonou ee Caasimada Dalka Benin looga dhawaaqay Ku biiritaanka Rasmiga ah ee Soomaaliya iyo kamid noqoshadeeda Barnaamijka Siyaasadda Gaadiidka Afrika (SSATP) iyada…