
Maleeshiyaadkii Gobolka Gedo oo ku biiray Ciidanka Maamulka Jubaland
Balad Xaawo – Taliska Ciidanka Daraawiishta ee Maamulka Jubaland ayaa si rasmi ah ula wareegay liiska iyo magacyada maleeshiyaad hubeysan oo muddooyinkii dambe ku sugnaa magaalada Balad Xaawo ee gobolka Gedo, iyadoo tallaabadani qayb ka tahay qorshaha lagu doonayo in gobolka Gedo si buuxda hoos ugu galo maamulka Jubaland. Maleeshiyaadka la wareegay ayaa hadda si…