Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo Ka Qayb Gashay Munaasabad Lagu Xusayo 65 Sano Xiriirka Soomaaliya iyo Shiinaha
Beijing – Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman Abdi, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeedisay Machadka Daraasaadka Afrika iyo Shiinaha, taasoo ka mid ahayd munaasabadaha sanadkan lagu maamuusayo sanadguuradii 65-aad ee xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha. Khudbadda oo lagu magacaabay “Soomaaliya iyo Shiinaha 65 Sano Kadib: Xiriir Istiraatiiji ah oo…