Wasiir Dowlaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo Guddoomiyay Kulan Lagu Falanqeeyay Horumarinta Shaqada Hay’adda Duulista Rayidka
Muqdisho – Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Cabdikariim Cabdow Xaydar, ayaa maanta guddoomiyay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saarayay horumarinta shaqada hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed. Shirka oo ay ka qeyb galeen Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka, Axmed Macalin Xasan, Maareeyaha Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde,…