Darawiishta Koonfur Galbeed iyo Ciidanka Dowlada oo dilay 35 Dagaalyahan oo al-Shabaab ah
Baydhabo, Soomaaliya – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay dileen in ka badan 35 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab, howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Baay Burjeed, oo qiyaastii 15km waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Howlgalka ayaa la fuliyay kadib markii la helay…