Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay kadib Ka Qeybgalka Shirweynaha Baarlamaanada Carabta ee Algeria
MUQDISHO, Soomaaliya – 6-da May, 2025: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar rasmi ah oo uu ku tegay magaalada Algiers ee caasimadda dalka Algeria, halkaas oo uu kaga qeyb galay shirweynaha Guddoomiyaasha Baarlamaannada Wadamada Carabta. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa…