
Qarax Xoogan oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Mogadishu Wararka ayaa sheegaya in weerar culus oo ku bilaawday qarax Ismiidaamin oo lagu qaaday Godka Jilicow oo ku yaala degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho. Goobta weerarka lagu qaaday ee Godka Jilicow loo yaqaano ayaa ah goob ay maamusho Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA, taasoo ka mid ah goobaha sida weyn loo ilaaliyo…