Dagaal Culus oo Ka Socda Deegaanka Ceel Hareeri ee Gobolka Hiiraan

Hiiraan – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu haatan ka socdo deegaanka Ceel Hareeri, oo hoostaga degmada Moqokori. Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda beesha Xawaadle iyo kooxda Al-Shabaab. Dagaalkan ayaa qarxay kadib markii xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar qorsheysan ku qaadeen fariisin ay ciidamada Macawiisleydu ku…

Read More

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Xiray Tababar Sare oo loo Qabtay Baarayaal ka kala Socda Dowlad-Goboleedyada

Muqdisho – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar heer sare ah oo loo qabtay saraakiil baarayaal ah oo ka kala socday dowlad-goboleedyada dalka, tababarkaas oo diiradda lagu saaray kor u qaadidda xirfadaha baarista dambiyada. Tababarkan, oo ay soo qabanqaabiyeen Hoggaanka Qorsheynta iyo Tababarada ee…

Read More

Mareykanka oo Sannadkan duqaymo ku dilay in ka badan 100 xubnood oo Shabaab iyo Daacish ka tirsanaa

Washington, D.C. – Juun 2, 2025: Hay’adda New America, oo si dhow ula socota duqeymaha cirka ee uu Mareykanku ka geysto Soomaaliya iyo dalal kale, ayaa sheegtay in ugu yaraan 109 ilaa 174 qof lagu dilay 34 duqeyn oo Mareykanku sanadkan 2025 ka fuliyay gudaha Soomaaliya. Warbixinta hay’adda ayaa sidoo kale tilmaantay in dadka la…

Read More

Ugu yaraan 30 Qof oo Ku Dhintay Duqeyn iyo Rasaas Ay Ciidamada Israa’iil Ka Geysteen Agagaarka Xarun Gargaar oo Ku Taalla Rafax

Rafax, Koonfurta Gaza – Juun 2, 2025: Ugu yaraan 30 qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, in ka badan 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen, kadib markii ciidamada Israa’iil ay rasaas iyo duqeyn ka fuliyeen meel u dhow xarun lagu qeybiyo gargaar oo ku taalla magaalada Rafax ee koonfurta Marinka Gaza, sida ay sheegeen…

Read More

Wafdi Ka Socday Ciidanka Özel Harekat oo Booqasho Ku Tagay Xarunta Haramcad ee General Farxaan Qaroole

Muqdisho – Wafdi sare oo ka socday ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Özel Harekat ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay xarunta Xerada Haramcad ee General Farxaan Mohamoud Qaroole, taasoo qeyb ka ahayd dadaallada lagu xoojinayo iskaashiga amni iyo wada-shaqeynta ciidamada khaaska ah ee labada dal. Wafdigan oo ka koobnaa saraakiil sare, ayaa…

Read More

Somali Government Issues Strong Rebuttal to Opposition’s Criticism Over Mogadishu Security

Mogadishu – The Federal Government of Somalia on Friday issued a firm response to opposition leaders who had criticized the Council of Ministers for what they described as a failure to maintain security in the capital, Mogadishu. State Minister of Defense Omar Abdi Ali dismissed the accusations made during an opposition gathering, specifically addressing comments…

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Safiirka Talyaaniga, kana wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga iyo difaaca

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Mudane Pier Dacco Coppi, oo ay weheliyeen saraakiil ka tirsan safaaradda Talyaaniga. Kulanka ayaa si qoto dheer diiradda loogu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo la…

Read More

Wasaaradda Kalluumeysiga oo digniin ka soo saartay kacsanaanta badda, bulshada iyo kalluumeysatadana ku wargelisay khataraha jira

Muqdisho – Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saartay warsaxaafadeed rasmi ah oo ay uga digeyso kacsanaanta ka jirta badda xilligan, taas oo laga yaabo inay keento xaalado khatar ah. Wasaaradda ayaa ugu baaqday dhammaan kalluumeysatada Soomaaliyeed iyo guud ahaan shacabka in ay muujiyaan feejignaan dheeri ah, maadaama…

Read More

Madaxweynaha Jabuuti oo eedayn culus u jeediyay Imaaraadka Carabta, kuna dhaliilay qorshayaal milatari oo maldahan

abuuti – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag u dhaliilay Dowladda Imaaraadka Carabta, isagoo ku eedeeyay inay maalgelin baaxad leh oo ay Afrika ka samaynayaan u adeegsanayaan danaha milatari ee qarsoon. Wareysi uu siiyay Idaacadda caalamiga ah ee Radio France Internationale (RFI), Madaxweyne Geelle wuxuu ku sheegay in ololaha Imaaraadka ee lagu…

Read More