
Dagaal Xoogan oo ka socda Degmada Luuq ee Gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal xoog leh uu ka dhex qarxay maleeshiyaad ka soo kala jeedda laba beelood oo wada dega Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ee Dowlad Goboleedka Jubbaland sida aanu ka soo xiganay dadka degaanka. Wararka waxa ay intaa ku darayaan in Hub culus iyo kuwa…