Puntland oo sheegtay in la bartilmaameedsan karin xaasaska iyo carruuraha kooxda Daacish
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee maamulka Puntland, Maxamed Cabdi Wahaab, ayaa qoraal uu bartiisa Facebook kusoo qoray ku sheegay, in aan la bartilmaameedsan karin xaasaska iyo carruurta kooxda Daacish, taasoo uu sheegay inay waafaqsan tahay mabaadi’da diinta Islaamka. Wasiirku wuxuu xusay in Puntland ay hore u caddeysay in carruurta iyo haweenka Daacish ee aan…