ADDIS-ABABA

Sarkaal sare oo ka tirsan Milateriga Itoobiya ayaa saxaafada la wadaagay markii ugu horeysay Dalalka ay u aqoonsan yihiin Caddowgooda xili ay awal sarbeebi jireen. Sarkaalkaan oo ah Lataliyaha Ciidamada Milatariga Itoobiya Let-Alemshet Degefe.Generalkan ayaa carabka ku adkeeyay in Dalalka Masar iyo Eriteria inay yihiin Caddowgooda ay dunida ku leeyihijn. Dhanka kale Sarkaalkaan wuxuu uga digay…

Read More

Dowladaha Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiisyo is afgarad ah oo horumarineed

Biixi Imaan Cige, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuummadd Federaalka ah ee Soomaaliyeed ayaa kulan muhiim ah xarunta Wasaardda Maaliyadda kula yeeshay Maamulaha guud ee Sanduuqa Horumarinta Dhaqaalaha Saudi Arabia Suldaan Abdulrahman Al-Marshad iyo masuuliyiin ka tocotay Dowladda Saudi Arabia oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa diirradda lagu saaray hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya oo…

Read More

Somali Pirates Release Chinese Vessel Hijacked in December 2024

Suspected Somali pirates have released a Chinese-owned vessel that they captured towards the end of last year. The release of the Chinese-owned fishing vessel hijacked off Somalia’s northeastern coast last December marks a significant development in maritime security in the region. According to a statement from the Chinese Embassy in Somalia, the rescue was achieved…

Read More

Wafdi uu hogaaminaayo wasiirka amniga ee Soomaaliya oo gaaray Ciraaq

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Abdalla Abdalla iyo masuuliyiin kale ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq. Wafdiga waxaa si diirran ugu soo dhoweeyay magaalada, Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalkaas Ridwaan Xirsi Maxamed…

Read More

Qunsiliyadahii Itoobiya ee Hargeeysa iyo Garoowe oo si toos ah loo hoos geeyay safaarada Muqdisho

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cadaysay in xal rasmi ah laga gaaray qilaafkii ka taagnaa qunsuliyadaha Itoobiya ay ku lahayd magaalooyinka Garowe ee Dowlad Goboleedka Puntland iyo tii Hargeeysa ee Maamulka Soomaaliland oo ay dowladda hadda ka hor amartay in la xiro. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah Soomaaliya ayaa xaqiijisay in labada…

Read More

Somalia: Mogadishu mayor meets Italian ambassador

The Governor of Banadir and Mayor of Mogadishu, Mr. Mohamed Ahmed Amir, held a meeting with the Italian Ambassador to Somalia, Amb. Pier Mario Daccò Coppi, at the Mogadishu’s municipal government Hall. The discussion centered on strengthening bilateral relations and fostering a cooperative partnership between the two sides. Mayor Amir expressed gratitude to the Italian…

Read More

Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho iyo safiirka Talyaaniga

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dawladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Amb. Pier Mario Daccò Coppi, iyagoona ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac iyo skaashi ku dhisan wax wada qabsi oo dhex mara labada dhinac. Duqa Muqdisho ayaa ka mahadceliyay…

Read More

Ciidamada Suuriya oo fashiliyay weerar lagu qaadi rabay Macbadka Sayida Zeinab

Ciidamada ammaanka dowladda Suuriya, ayaa la sheegay in ay kahor tageen weerar ay kooxda Daacish qorsheeyeen in ay ku qaadaan macbad ay leeyihiin Shiicada dalka Suuriya oo kuyaalla duleedka magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya. Wakaaladda wararka dowladda Suurina ee Sana , ayaa baahisay in ciidamada ammaanka heleen xogta weerar rag hubeysan qorsheenayeen in ay ka…

Read More